(Akhriso) Madaxweyne Deni oo agaasime cusub u Magacaabay Madaxtooyada Puntland

WAREEGTO Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 16ka May, 2020, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiidsa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa Maxamed Cabdirashiid Cali loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda … Continue reading (Akhriso) Madaxweyne Deni oo agaasime cusub u Magacaabay Madaxtooyada Puntland